Gudigga madaxa banaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubaland (JIBEC) ayaa galabta kulan la qaatay Dallada ururada aan dowliga aheyn ee JUNSAA.

Gudigga madaxa banaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubaland (JIBEC) ayaa galabta kulan la qaatay Dallada ururada aan dowliga aheyn ee JUNSAA. Kulanka oo uu gudoominayay Gudoomiyaha gudigga madaxa banaan ee xudduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland mudane Mursal Siyaad Maxamed, islamarkaana ay qeyb ka ahaayeen xubnaha kale ee gudiga ayaa lagaga hadlay doorka bulshada qeybaheeda kala duwan […]

Read more

Waajibaadka Guddiga Doorashooyinka Jubaland

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubaland (GMXD) ayaa halkan kula wadagaayaa dadweynaha Soomaaliyeed, shacabka Jubaland iyo dhammaan daneeyeyaasha Doorashooyinka Jubbaland, warbixin kooban oo ku saabsan doorashooyinka Jubbaland, waajibaadka GMXD iyo diyaarinta doorashooyinka tooska ah (qof iyo cod) ee Dowladda Jubaland.

Read more